Ku Maamul maqaayaddaada
oo dhan, hal nidaam oo casri ah
Maarey system Waxa uu Ka koowan yahay POS-ka, kiosk-ka, dalabka QR-ka, iyo shaashadda jikada, si aad meel keliya uga maamusho dhammaan Adeegyada maqaayaddaada.
Adeegyo Isku Xiran Oo ku haboon Maqaayaddaada
Maarey waxaa Ka helesaa Adeegyada POS-ka, Kiosk-ka, Dalabka QR-ka, iyo Shaashadda Jikada si aad u hesho nidaam isku dhafan oo casri ah.
POS-ka Maqaayadda (Point of Sale)
Nidaam dhakhso badan oo loogu talagalay lacag-qabashada, xisaabinta, iyo maamulka miisaska maqaayadda.

Self-Service Kiosk
Shaashadaha dalabka oo macaamiisha u oggolaanaya inay dalbadaan oo ay lacagta ku bixiyaan iyagoon saf gelin.

Dalabka QR Code-ka Miiska
Macaamiisha waxay si toos ah taleefankooda uga scan-garayn karaan QR code-ka si ay u eegaan menuga oo ay u dalbadaan dalabkooda.

Shaashadda Jikada (KDS)
Nidaamka maamulka jikada oo dalabyada si toos ah ugu dira cunto karinta, kana baajiya khaldaadka qoraalka.

Adoo Adeegsanaya Maarey Waxaad Helaysaa
Nidaam modern ah oo loo dhisay in uu kordhiyo faa'iidada maqaayaddaada, isla markaana hagaajiyo adeega macaamiisha.
Adeeg Dhakhso Badan
Yaree waqtiga macaamiishu ku sugaan cuntada iyada oo la kaashanayo Kiosk iyo QR Menu.
Xaqiijinta Dakhliga & Maamulka
Kantarool dhamaan lacagaha soo gala, ka ogaaw warbixinada tooska ah taleefankaaga.
Yaraynta Khaladaadka
Dalabyada QR-ka iyo Kiosk-ka waxay si toos ah u tagaan jikada, taas oo baajisa khaldaadka shaqaalaha.
Maamulka Laamaha Badan
Haddi aad leedahay hal maqaayadd ama shabakad laamo badan ah, wax walba hal akoon ka maamul.
Qorshayaal ku Habboon Cabbirka Maqaayaddaada
Starter
Dalabka QR & POS, ku habboon hal laan oo doonaysa inay ka bilowdo.
- Dalabka QR
- POS Cashier
- Hal liis cunto (Menu)
- Dashboard
Pro
Dalabka QR, POS & KIOSK, ku habboon maqaayada dalabkeeda badan yahay.
- Dalabka QR
- POS Cashier
- Shaashadda Dalabka (KIOSK)
- Maamul ilaa 3 laan
- Warbixino toos ah
Enterprise
Dalabka QR, Kiosk, POS & Delivery, loo dhisay maqaayadaha waaweyn.
- Dalabka QR
- Self-Service Kiosk
- POS Cashier
- Shaashadda Jikada (KDS)
- Maamul laamo aan xaddidnayn
- Taageero mudnaan leh (24/7)
U Diyaar Ah Nidaamyada Lacag Bixinta ee Deegaanka
Maarey wuxuu si toos ah ula shaqeeyaa hababka lacag bixinta ee ugu caansan Dalka.
Diyaar Ma u Tahay In Aad Modern ka dhigto Maqaayaddaada?
Nala soo xiriir maanta si aan kuugu tusno bandhig toos ah (Live Demo) oo ku Haboon Maqaayaddaada.